Immisa Laaluush ayuu Kenya Ugu Kici Doonaa Kursiga Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay?

Toddobaadkii dhawaa, waxaa soo shaac baxay in dowladda Kenya ay laaluush fara badan ku bixisay diblomaasiyiin shisheeye ah, oo ay doorbidayso inay ku caawimi doonaan inay ku guuleysato kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey (QM). Kenya iyo Jabuuti ayaa sanadkaan (June 2020), ku tartamaya kursiga aan joogtada ahayn ee ay qaarada Afrika ku leedahay Golaha … Continue reading Immisa Laaluush ayuu Kenya Ugu Kici Doonaa Kursiga Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay?